MUUQAAL: Fanaaniinta Cabdi Holland, Xamda Yar iyo Iqro yarey iyo Dalxiis ay ku Tageen Duleedka Kismaayo

MUUQAAL: Fanaaniinta Cabdi Holland, Xamda Yar iyo Iqro yarey iyo Dalxiis ay ku Tageen Duleedka Kismaayo

Fanaaniinta Soomaaliyeed Cabdi Holland, Iqra Yarey iyo Xamada Yar iyo Xubno kale oo la socday ayaa dhowaan soo agadhay deegaanada maamulka Jubaland, waxayna Booqasho ku taageen goobaha dalxiiska oo ay ka mid tahay magaalada Goobwayn.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Fanaaniinta oo ay ka Muuqatay Dareen Farxadeed ayaa ka Warbixiyey waxyaabaha ay Halkaasi kala Kulmeen.

Soomaaliya ayaa Mudooyinkii ugu dambeeyay waxay kasoo Kabanaysaa Dhibaatooyinkii kala duwaan ee ay ka Dhaxashay burburkii Dawladii dhexe.