Daawo Sawirada: Caro ka dhalatay Rakaab si xoog looga dajiyay diyaarad uu saarnaa

Mark readRead later1.  Ciidamada Amisom oo maanta garoonka diyaaradaha ku bahdilay Wasiirada Gargaara & Fariin ay soo dhigtay…Bulsha:- Ciidamada AMISOM ee ilaalada ka ah garoonka diyaaradaha Caalamiga ah ee Aadan Adde International Aiport ayaa tallaabo sumcad darro ah ku sameeyey wasiirka Gargaarka dowladda Soomaaliya Maryam Qaasim.Ciidamada AMISOM ayaa Madina Gate u diiday inay galaan wasiir […]

Masaajidka soomaalida Göteborg oo albaabada loo laabey, kadib markii ay soomaali isku qabsatay maamulkiisa

Masaajidka ay soomaalidu maamusho ee magaalada Göteborg ee dalka Sweden, ayaa albaabada la isugu dhuftay kadib markii labo kooxood oo soomaali ah ay isku qabsatay maamulka masaajidka.Khilaafka labadan kooxood ee soomaalida ah ee ku saabsan maamulka masaajidka ayaa soo socday in mudo ah, balse xaley ayuu gaaray heer buuq, is jiid-jiid iyo is qabqabsi masaajidka […]

Telefoonkii Hitler oo $243 kun oo dollar lagu iibsaday

 Telefoon uu isticmaali jiray hogaaamiyihii Nazi-ga Adolf Hitler, xilligii uu socday dagaalkii labaad ee dunida ayaa lagu gaday $243 kun dollar.Telefoonkaas ayaa si xaraash ah loo geeyay suuq ku yaalla dalka Mareykanka.Qofka iibsaday telefoonkaas magaciisa lama shaacin, waxaana la sheegay inuu ahaa qof telefoon u diray wakiilladii xaraashayay. Qiimaha oo gorgortan la geliyay ayaa waxa […]

Daawo labadan gabdhood waxay samaynayaan

Daawo labadan gabdhood waxay samaynayaanLabo gabdhood oo soo duubay video ay ku muujinayaan arrin yaab leh taas oo ah in laysku cuno caano iyo basbaas, basbaaska oo sidiisa ah intay cunaan ayay caano ka daba cabbayaan, taas oo dadka Facebook soo galo ka yaabisay, guji halkaan ka fiirso gabdhahaas oo sheegay inay u samaynayaan kaliibkaas wiil […]

GAMBIA: Madaxweynihii doorashada looga guuleystay oo aqbalay in uu xilka wareejiyo

Madaxweynaha cusub ee dalka Gambia, Adama Barrow ayaa sheegay in hogaamiyaha dalkaasi ka talinyay muddo badan, Yaxya Jammeh, uu aqbalay inuu xilka wareejiyo.Qoraal uu soo dhigay bartiisa twitterka ayuu warkan cusub ku caddeeyay.Dhexdhexaadiyaal ka socdo galbeedka Afrika ayaa dhowr saacadood la qaatay Mr Jammeh si ay ugu qanciyaan inuu xilka banneeyo.Ciidammada wadamada galbeedka Afrika ayaa […]

kkkkkkkkkkkkkkk Daawo Dayax dalnuurshe oo sheegay in Dahir Alasow Abtigiis ahaay laakiin hadda adeerkiis noqday.

kkkkkkkkkkkkkkk Daawo Dayax dalnuurshe oo sheegay in Dahir Alasow Abtigiis ahaay laakiin hadda adeerkiis noqday.Dahir Alasow:18 hrs · kkkkkkkkkkkkk Daawo Dayax dalnuurshe oo sheegay in Dahir Alasow Abtigiis ahaay laakiin hadda adeerkiis noqday kkkkk Waraa shacabka maad u sheegtid inaad gabadh yar oo aan adeer u ahay qoor sagaaro ku qabatay kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkwaa layaab ka bogo muuqaalkaan kkkkkkk

DAAWO:-faahfaahin kasoo baxday Gabar lagu Kufsaday GALDOGOB oo Xiisad abuurtay & Ehelada Gabadha oo hadashay

Dhalinyaro ku dhaqan magaalada Galdogob ee Gobolka Mudug ayaa kufsaday Gabar Yar, iyadoona ay ka duubeen Muuqaalo iyo Sawiro lagu Faafiyey Baraha ay Bulshadu ku xidhiidho.Qaar kamid ah Ehelada Gabadha oo Warbaahinta la hadlay ayaa wax laga Xumaado ku Tilmaamay Arintaasi, Sidoo kalana waxaa la sheegay in Arintaasi Xal laga gaaray.HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA Waayadan […]

Daawo Muuqaal "Sharciyo iyo Awaamiir Cusub oo ku saabsan Lamaanayaasha cusub ee ku aqal galaayo Beled Xaawo!!

Sharciyo iyo Awaamiir Cusub oo ku saabsan Lamaanayaasha cusub ee ku aqal galaayo magaalada Beled Xaawo ayaa waxaa la sheegay inay soo saareen Maamulka magaalada Beled Xaawo iyadoona Sharciyadaas lagu jaangooyey kharashka ugu badan ee la ogol yahay ee ku bixi karo Aroosyada ka dhacaayo magaaladaas.Maamulka Beled Xaawo ee gobolka Gedo ayaa waxay ku soo […]

Muxuu Hooyadiis u dilay Wiilka Faroole ???

Waxaa maanta magaalada garoowe wiilkeedu ku dilay marwadii madaxweynahii hore ee Puntland Cabdiraxmaan faroole, Aamina Abiib ayaa ku dhimatay gacanta wiilkeeda Cumar Cabdiraxmaan oo xabad ku dhuftayCumar iyo qoyska reer Faroole ayaa xiriirkoodu aha mid aad u xun tan iyo waqti dheer, waxaa jiray in Cumar hooyadiis ka cayrisay gurriga iyadoo sidoo kale si khasab […]

Warkii Hore War Soo Dhaaf: Qofna Ma Codsan Karo Iskuulkaan Hadii Aanan Reerka Daqligooda Ka Hoosayn £1,500 Sanadkii

Iskuulka VidyaGyan ayaa loogu tala galay inuu siiyo waxbarasho sare reeraha saboolka ee degan tuulooyinkaIskuulkan ma noqon karaa kan ugu codsiga badan adduunka?VidyaGyan Akademiyada Hogaaminta ( VidyaGyan Leadership Academy), oo ah skuul ardaydu seexato ee gobolka Uttar Pradesh ee Hindiya, ayaa siinaya waxbarasho heer sare ah arday laga keenay tuulooyinka saboolka ah.Waxaa dhigan karta 200 […]

Qiso Yaableh Madiina Munawarah

Labo dhalinyaro ah oo reer Madina ah ayaa waxay u dalxiis iyo khamri-cab u tageen Dalka Turkey, markii ay gaareen Istanbul waxay iibsadeen Khamri, waxayna kiraysteen Taxi waxayna aadeen meel tuulo ah, waxayna dageen Hotel kuyaallay tuulada, si aan loo arag bay halkaas u tageen…Markii ay Hotelka galeen ayaa waxaa waraystay Reception (xafiiska aqbalaada) shaqalihiisa […]

Ciidamadda AMISOM oo gaari ‘jiirsiiyey’ qoys 6 qof ka kooban

Wararka ka imaanaya magaalada Marka ee gobolka Shabeelaha hoose ayaa sheegaya in ciidammada Amisom ay gaari jiirsiiyeen qoys ka koobnaa hooyo iyo 5 caruur ah shalay galab.Gudoomiyaha degmada Mara Xasan Cumar Macalin oo BBC Soomaali la hadlay ayaa xaqiijiyey in qoyskaas dhamaan ay wada geeriyoodeen. Geesta kale BBC waxay la xiriirtay afhayeenka ciidamadda AMISON, waxaana uu […]