Maxaa keena in haweeney ninkeeda ka dalbato galmada gadaal

Maalmahaan waxaa la sheegaa naago xaasas ah oo ka dalbaya nimankooda in ka isticmaalaan gadaal (dabada) taas maxaa keeni kara, inta badan nimanka ayaa dalbada gadaal waxayna u dalbadaan meesha oo ciriiri ah oo aadna u kulul iyo sababo kaleba, tolow naagaha qaarkooda maxaa ku kallifa inay galmada dabada dalbadaan. waxaan u celin karnaa dhowr […]

ukunta oo kacsiga kordhiso

Ma Ogtahay Ukunta Inay Kordhiso Biyaha Ragga Iyo Awooda Galmada Ninku Haddi u 4 Xabo Oo Ukun Ah Cuno Maalintii Maxaa Isbadal Ah Ee Iman Kara Dhan Kacsiga….Ukunta ayaa dhawaan la xaqiijiyay inay si xawli ah u kordhiso biyaha ragga kacsigana badiso ninkuna kacsi uu la miir beelo Riix Halkan Oo Daawo Naag ka sheekaynaysa […]

Uurka iyo Dhalmada : Daryeelka Naftaada Kadib Markaad Weyday Ilmahaagii Raysashada jidhka iyo niyadda

Daryeelka Naftaada Kadib Markaad Weyday Ilmahaagii Raysashada jidhka iyo niyadda #Niyadaada Waayitaanka ilmuhu waa waayo-aragnimo aad u adag. Hooyooyinka qaar, waxay ku timaadaa uur caadi ah kadib, oo ah waxaan la filanayn. Qaarna, waxa jira calaamooyin digniin ah muddada uurka. Si kastaba ha ahaatee, waayitaanku waa wax adag. Waanu ka xunahay ilmaha kaa dhintay. Dareenka […]

Amal Aden oo markale dib u bilowday magac xumeeynta dumarka soomaalida Noorweey

Amal Aden oo markale dib u bilowday magac xumeeynta dumarka soomaalida Noorweey Gabadha lugu magacaabo Amaal Cali oo ah gabar asalkeedu soomaali yahay,  kuna nool dalka Noorwaay, ayaa caan ku aheyd sumcad dilka soomaalida dalkaasi. Amal Aden Maqaal ay dhawaan ku daabacday wargeyska Dagbaladet ee ka soo baxa dalkaasi, ayey ku sheegtay in haweenka soomaalida ay yihiin […]

wakhtiga caadada

Mararka qaarkood haweenka waxa lasoo gudboonaata caado-xanuun ama caado wareer, taaso micnaheedu yahey in caadada eey dhibto dumarka qaarkood. Waqtigaas caada wareerka la soo gudboonato ayaa dumarka qeebtood waxey is weeydiyaan su’aalo ey ka mid yihiin: Maxa caadada iga soo dahday? Maxan laba goor caado u heley bil gudaheed? caadeydu maxey u istaagi la’dahey? iyo goormey […]

calaamadaha uurka bilowga ah

Haddii qof dumar ah oo sugaya uurka, ka dibna waxa ay ku bixin doonaan fiiro gaar ah u calaamad kasta oo ka dhaca gobolka. Dad badan ayaa aaminsan in calaamadaha ugu horreeya ee uurka – waa lallabo.  Ilaa xad waa, laakiin ay jiraan sababo kale oo lallabo, sidaas daraadeed waa inaad aan ku tiirsan oo keliya […]

Maxaa Sababa in Ragga uu Guska ka JILCO?

Badanaa waxaan maqalnaa ragga iyo dumarka oo is eedeeya, gaar ahaana bulshadeena Soomaalida, iyadoo mid walbaaba kan kale ku eedeynayo inuusan laheyn naxariis jaceyl, soo jiidasho macaan, kasbashada amaanta iyo arimo kaloo badan. Waxaase muhiim ah in qof walbaabo marka hore barto shucuurta qofka uu la tacaamulayo, isla markaana uu fikir ku filan ka helo la […]

WAA MAXAY SABABTA AY NAAGTA U DALBATO LEEFIDA SIILKA

 Saan horay u soo sheegnay culimada way isku khilaafeen leefida amajaqida alaabta haweenka, laakin culimo badan ayaa fasaxday, markawaxaa iswaydiin mudan meesha la leefayo waa halkee?hadaba naagta bahalkeeda wuxuu ka kooban yahay kintir iyo faruuryoyaryar iyo kuwa waaweyn,  iyo duleelka dad badan waxay u qaateenmeesha la leefayo inay tahay duleelka taas sax ma aha,ogow meesha […]

Waqtiyada ay qofta kacsan tahay sidaanaa lagu gartaa ee marax yahow fahan.

Marka ay qofka dumarka ah kacsato, tiiftaafyada dhiiga ee xubnaheeda taranka waa ay jilcayaan waxaana siyaadaya dhiiga aadaya gidaarada geedka ama siilka taas oo keenaysa dheecaan yar oo ka gudba darbiga geedka waana sababta keenta in bahalka qoftaada uu noqdo qoyaan-qoyaan dhidi leh.Qaybaha banaanka ee geedkeeda oo ay ka midyihiin (afka hore ee geedka, malablaha,bushimaha […]

Fadeexo:- Dhaqtar Kenyan ah oo laga Duubay Kaamerada Qarsoon Isagoo fara xumeynaayo (VIDEO)

Dhaqtarkan Kenyanka ah oo la magac baxay Dr Mugo ayaa ahaa dhaqtar qaabilsan haweenka ( gynaecologist ).Dhaqtarkan ayaa waxaa lagu helay inuu faraxumayn u gaysto haweenka xaruntiisa yimaado, isagoo dumarka siiyo daroogo mudo sacado ah qadka ka saarta ka dibna faraxumayn ugaysto.Haweeneey ka mid ah haweenkii uu fara xumeeyay ayaa dareentay in la faraxumeeyay, waxayna […]

arimaha galmada dabada

Habeenka arooska laguu soo guuriyo waxaa lagaa rabaa inaad is dejiso oo aadan ka baqin aroosadda mana aha inaad ka fikirto keliya sida aad ku bigrajabin lahayd si ay dad badan uga fikiraan ka soo qaad inaad la kulantay xabiibtaada oo aad jacaylka dhabta aad jili rabtaan waxaad ku dadaashaa inaad cabsida iyadana ka baabi’iso […]

galmada arooska

Habeenka arooska waa habeenka kowaad ee wiil iyo gabadh ay kulmaan iyagaoo isku ah say iyo oori kuwaas oo arooska ka hor ku kala noolaa labaadduunyo oo kala duwanaa. Waa habeenka ugu muhiimsan nolosha guurka eelammaanaha oo caruuska iyo caruusaduba la rabo inay ogaadaan inaybilaabayaan nolol cusub. Habeenku maaha habeen midna caadi u ah oolabaduba […]

galmada jiifka

Soomaalida waxa ka qaldan Ijmaaca iyo qaababkiisa iyagoo dhaqamadii hore ee laga tagay ayaa hadana waxaad moodaa in soomaalida weli ku danbeeso dhaqankii hore , Dumarka soomaaliyeed oo badankoodu si niyad jab ah ula sameeya Galmada ragga soomaaliyeed ayaanan mar walbo helin Raaxo Rasmi ah.Raga Soomaalida qaarkod waa kuwa aanan waxba ubilaawneen isla markaanan aanan […]

calamaddaha doqonka

Maxaa lagu gartaa doqonimada?doqonimoShacabka soomaliyeed ayaa meel kasta oo ay joogaan aad u adeegsada erayga doqon (dabaal ama nacas). Waxa muhiim ah in aan kala saaro qof jiran iyo qof caadi ah. Sababtoo ah, dadka ayaa qaar ugu yeera doqon qof jiran oo ku dhashay caqli yaraan. Taasina waa mid meel kaga dhac u ah […]