Qaamo qashiir iyo qalniinka qumanka

Qaamo-qashiir waa cudur ku badan caruurta wuxuuna ku dhacaa qanjirka lagu magacaabo “Parotid Gland”, qanjirkaan wuxuu ka mid yahay qanjirrada soo daayo calyada.Waxaa badanaa keeno caabuq feyruus waxaana calaamadihiisa ka mid ah:– Barar iyo xanuun markii wax la calaanjinayo (bararka wuxuu noqon karaa hal dhinac laakiin wuxuu u badanyahay in labada qanjir ay bara- Qandho– […]

Naas xanuunka maxaa keena Mastalgia

Laxawga naaska waa dhibaato oo ay ka sheegtaan dumar badan, waxayna u badan tahay dhibaatadaas marka la gaaro caadada dhiigga waqtigeeda, sababaha keeni kara waxay noqon karaan dhowr sababisbaddalka hormuunaadka jirka marka uu dhiiga imaan raboama cadaadis nafsi ahama barar inuu naaska soo gaarayama buro inay dhexdiisa ka soo baxdaycaadi ahaan labada naasood ayuu soo […]

HOOYOOYIN SUNNO-GUDAYA GABDHAHOODA

Sahra Cismaan Saciid 11 jir ayay ahayd maalintii la gudayay oo hadda laga joogo 24 sano. Waxay aheyd maalin ay cadceeddu aad u kululeyd. Maaddaama ay ku nooleyd deegaan miyi ah oo hoos yimaada magaalada Jowhar, haweeneyda Sahra gudaysay oo aan baran ama loo tababarin caafimaadka ma wadan qalab wax lagu qalo ama lagula tacaalo […]

Finanka Wajiga Raga?

FINANKAWaa maxay ujeeddooyinka buugyarahan?Waxaa buugyarahan loo qoray si lagaaga caawiyo in aad wax dheeraad ahka fahanto finanka. Waxuu kuu sheegayaa waxa ay yihiin, waxa keena, waxalaga qaban karo iyo halka aad ka heli karto war dheeraad ah oo ku saabsan.Waa maxay finanku?Finanku waa xaalad aad caadi u ah oo haraggaa gaarta taasoo lagu arkodhulluxyo madax […]

caatada maxaa keena? sidee lagu cayilaa

Waxay badanaa dadku aminsanyihiin ama yiraahdaan Qofkan caatada wuu u dhashay. Ama jirkiisa iyaa dhaqso cuntada u guba (fast metabolism). Quraafaad: Korinka jirkaaga waxay ku xurantahay waxa aad cuntid. waxaa laga yaabaa in aad aaminsantahay in aad wax badan cuntid, laakiin taas run mahaha. 8 Sababood aad u cayili la’dahay.Bal aan ka bilowno 8da sababood […]