In Badan Ka Barro Faa’idooyinka aan La Xisaabi karin Ee Uu Leeyahay Xijaabka Aay Xirtaan Dumarka Islaamka Ah..

In Badan Ka Barro Faa’idooyinka aan La Xisaabi karin Ee Uu Leeyahay Xijaabka Aay Xirtaan Dumarka Islaamka Ah.. Waxaan wada Ognahay, inuu Allaah ku Waajibiyay Dumarka Islaamka ah, inay Qariyaan Jirkooda, si aan loo Arag, Ragga aan Xalaasha u ahayna ayna u Daawan Jirkooda, sidaasna Allaah uma uusan yeelin Cuna Qabateen ee waa ilaalin Xaga […]

Guurdoon matahay Fadlan Qaado Talada Deeqa Axmed Muuqalkani Ay Kuugu Soo Gudbisay Deeqa Waa Gabadh Dhalinyar ah Oo..

Haddii Aad Guurdoon Tahay Fadlan Qaado Talada Deeqa Axmed Muuqalkani Ay Kuugu Soo Gudbisay Deeqa Waa Gabadh Dhalinyar ah Oo.. Ku Xeel Dheer Arrimaha Qoyska Iyo raaxada guurka intaba Waxa ay kasoo hawl gashay isbitaalka borama, Muqdisho ,Hargeisa, Boosaso haddaba fadlan daawo gabadhan Riix Halkan Oo Daawo Deeqa Axmed Guurdoon matahay Fadlan Qaado Talada Deeqa […]

ukunta oo kacsiga kordhiso

Ma Ogtahay Ukunta Inay Kordhiso Biyaha Ragga Iyo Awooda Galmada Ninku Haddi u 4 Xabo Oo Ukun Ah Cuno Maalintii Maxaa Isbadal Ah Ee Iman Kara Dhan Kacsiga….Ukunta ayaa dhawaan la xaqiijiyay inay si xawli ah u kordhiso biyaha ragga kacsigana badiso ninkuna kacsi uu la miir beelo Riix Halkan Oo Daawo Naag ka sheekaynaysa […]

Dabeecadaha Dumarka

1. Haddii ay gabadhu badanaa kaa waraysato arimaha guurka, waxa ay danaynaysaa mustaqbaal iyo guri-yagleel, ee ha u daymo la’aan. 2. Haddii adiga oo aan ogayn badanaaba aad gabadha indhaha kaga qacsiisoo, oo aad aragto iyada oo kugu maqan, (ku soo eegaysa, calaashaan kaaba dhex baxday) waa aad cajab galisay waana aad qancisay. 3. Marka […]

HAWEENKU WAA NOLOSHEENA EE SIDAAN U SAMEY GAC

Ragga somaliyeed uma quudhan xaaskooda inay ugu yeedhaan weedho kalgac iyo muxubo xanbaarsan. waxay u haystaan hadii gabadha la guursdo oo la mehersado inay iyagu leeyahiin ooy maamulaan siday doonana way ula dhaqmaan. Qoysas badan oo dumay waxa baabi’yay is fahan la’aan ka dhex-dhalatay gabadha iyo ninkeeda, isfahan la’aantani intabadan waxa masuul ka ah ragga […]

KU JECLOOW XAASKAGA 10KAAN ARIMOOD

KU JECLOOW XAASKAGA : 1- Jeclaaw goortii ay kugu dhiirigeliso inaad tukato. Waxay rabtaa inaad Jannada ku kulantaan. 2-Jeclaaw goortii ay ku weydiiso inaad caruurta la ciyaarto, Waxay rabtaa inaad Aabenimaada ay dareento. 3-Jeclaaw goortii ay maseyrsan tahay. Waxay Rabbtaa inaad dareento ragga dunida jooga oo idil inay adiga kaa dooratey. 4-Jeclaaw goortii ay ku […]

Ha ku Faanin Aqoontaada !!

sheeko cajiib ah: Markab Nooca dalxiiska ah ayaa waxa saarnaa nin professor ah, waxana isaga oo badda eegaya soo Ag Istaagay mid ka mid ah shaqaalaha markabka ee qaybta makaanikada ah Ninkaas oo dhar wasakh ah xidhnaa. Professorkii waxa uu ninkii makaaniga ahaa ku yidhi isaga oo Xaqiraya “ Wax ma Baratay Oo Magacaaga ma […]

galmada oo laga qaado cayil

Damaca galmada oo aan aheen sidii hore : isbadal Yaab leh ayaa ku yimaada markii naagtu…. — Ninak uma sahlana in uu kacsigiisa uu isla markii ugu xog warama xaaskiisa balsa waxaa jiro astaamo aad ku garan karto in ninkaaga uu ka caajisay ama uu ka qaaday boring in uu kula sameeyo galmo.Labada qof ee […]

Aqoonyahan Shaqo Waayay

Haayad deggan mid ka mid ah waddanada Qaaradda Afrika ayaa maalin iclaamisay in ay doonayso qof shaqaale ah. Waxaana waraaqihii shaqada lagu codsanayay soo xareystay dad aad u tiro badan. Dadkii si loo kala saaro waxa laga qaaday imtixaan. Markii uu dhamaaday na waxa la sheegay qofkii imtixaanka ku guuleystay, waxaana uu ahaa nin aad […]

Galmada ay xaaska kaaga baahantahay

Waxaan maanta idiin heynaa barnaamij cusub oo kamid ah barnaamijyadii taxana ahaa ee arimaha bulshada ee Heegan24.net. Maanta qdobkeena wuxuu ku sabsanyahay qaab loo kordhin karo kacsiga si fiicana loogu qancin karo xaaskaaga Hadaba samee amuurahan hoos ku xusan. Soo qaado ama soo diyaarso koob Malab ah iyo koob barkii Basal la ridqay ah, oo […]

Daawo: Qubnaha VOA oo Qodobo Xiiso Leh lagu soo qaatay iyo Soomaalida oo Minnesota Suuq ka dhisanaysa

Daawo: Qubnaha VOA oo Qodobo Xiiso Leh lagu soo qaatay iyo Soomaalida oo Minnesota Suuq ka dhisanaysa   Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Barnaamijka Qubanaha VOA Waxaana soo Jeedinaya Falastiin Axmed iyo Ridwaan Xaaji Cabdiwali. HALKAN KA DAAWO VIDEO   Barnaamijka waxaa lagu soo qaatay Gobolka Texas ee dalka Maraykanka oo Xaalad adag ka taagan […]

voa Ethiopia oo Xaqiijisay in Loo soo Dhiibay Qalbi-Dhagax

Dowladda Ethiopia ayaa markii ugu horreysay xaqiijisay in dowladda Soomaaliya ay u soo gacan galisay sarkaal ka tirsanaa ururka ONLF oo toddobaadkii hore la sheegay in lagu qabtay magaalada Gaalkacyo. Dr. NEGERI Lencho, wasiirka arrimaha warbaahinta dowladda Ethiopia ayaa wareysi uu siiyay qeybta Afka Amxaariga ee idaacadda VOA ku sheegay in dowladda Somalia ay usoo […]

Waa Maxay Guurka Qudbo Sirada

Waa Maxay Guurka Qudbo Sirada Qisadaan oo dhacday Bilooyin kahor ayaa Shabakada Caalamigaa ee Aduun.com Xafiiskiisa warqabadka ee Magaalada Nairobi lasoo gaarsiiyey Dhanbaal murugo badan oo ka turjumaya Mowduuca aad barta sare ka aragtid. Guurka qudba sirada oo ah Fariin aanan lagu farxin ayaa bulshadeena barkeeday noqotay wax iska caadi ah iyadoo hada awlaad badan […]

Qudbo Siro.

Hadaan rabo inaan mehersado garoob ma waxaa laiga rabaa inaan waalidkeeda la socodsiiyo oo ka doono? Hadaan shiikh utago oo u sheego in ay horay guur u soo martay, ma wuxuu igu xujeen WALIGEEDA?   In aynu isku ceeb asturno beynu rabnaa oo xaaraanta kaga dheeraano sidaasi, isla markaasna cidina loo sheegin meherka labadeena inaga […]

Iska Hilmaam Emraan Hashmi: Varun Dhawan Oo Kamid Noqday Xidigaha Sida Rasmiga Ah U Sameeya Baasho Ama Shumis Afka Ah

Fariidka Bollywoodka waa soo laabtay wuxuuna markaan la yimid door laba waji uu ku matalaayo waana filimka Judwaa 2 kaaso qeybtiisa hore la daawaday 90kii uuna Salman Khan hogaamineyay. Hadaba sida caadada ah shumisa is baasheynta ah waxaa caan ku ahaa 90kii Super Star Akshay kumar balse qarnigaan cusub dhanka shaxaarnimada waa laga fariisiyay. Kadib […]

Hooyo Soomaaliyeed oo Ninkeedii ku Dilay Dalka Ingiriiska (Dhegayso VOA)

Aasiya Cumar oo aheyd hooyo Soomaaliyeed oo dhalinyara ah ayaa Isniinti lagu dilay magaalada Bristol ee dalka Ingiriiska, kadib marki uu toorreeyay seygeeda oo lagu magacaabo Aden Dahir. HALKAN dhegayso WARAYSI Wariyaha VOA-da ee London , Ridwaan Xaaji Cabdiwali ayaa dilkan ka waraystay Ayaan Cabdulaahi Macalin oo ku sugan magaalada Bristol, qaraabo dhowna ay yihiin […]