Daadmadheedh & Sahanka Shidaalka

Sida laga warqabo waxa maalmahan Jamhuuriyadda Somaliland ka socday hawlo lagu sahaminayo shidaalka ku duugan dhulka hoostiisa. Gobolka Daadmadheedh ayaa ka mid ah meelaha la doonayay in laga fuliyo hawshaas. Haddaba darraad ayaa waxa magaalada Oodweyne yimid qolyahii hawshan sahaminta shidaalka fulin lahaa. Qolyahan ayaa igu jiray dadka muwaadinin ah iyo kuwo caddaan oo ka […]

MUUQAAL: Shacabka Hargeysa oo ka Horyimid Kaniisad laga furay “Walaahi Ictiraaf Lagu Heli maayo, Allaa Bixiya”

Shacabka magaalada Hargeisa ayaa si balaadhan uga soo Horjeestay Kaniisad dhowaan la sheegay in laga Furay magaalada Hargeisa, Iyadoona uu maamulka Somaliland ka gaabsaday inuu ka hadlo Arintaasi. HALKAN KA DAAWO VIDEO   Waxay sheegeen inay tahay Arin Halis ah, oo maanta hadii la Furo ay Berito imaan doonaan Kuwii dadka Alle ka Fogayn lahaa, […]

Sacuudiga oo lagu eedeeyay inuu siyaasadeynayo arimaha Xajka

Ururka Xuquuqul insaanka ee Qadar ayaa xukumada Sacuudi Carabiya ku eedeeyay inay siyaasadeynayso arimaha xajka.Qadar waxay Sacuudiga ku eedeysay in muwaadiniinta Qadar ee sanadkan Xajka gudanaysa lagu wargeliya in Dooxa oo kaliya kasoo dhoofi karaan Sacuudigana ee kasoo geli karaan laba magaalo oo kaliya(Jiddah iyo Maddina). Qadar waxay dacwada Sacuudiga ka dhan ah ugudbisay Qaramada […]

Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Maraykanka “Waxaan Diyaar u nahay in aan Soomaaliya kala shaqayno cirib-tirka argagaxisada”

Xogahaya Arrimaha Dibadda ee Maraykanka Rex Tillerson ayaa sheegay in Dowladda Maraykanka ay ka go’antahay in Soomaaliya ay ka taageerto qorshayaasha horumarineed ee ay higsanayso iyo in ay kala shaqayso dadaallada ay dowladda Federaalka Soomaaliya ku cirib tireyso argagaxisada. Mdane Tillerson oo khadka teleefoonka kula hadlay Madaxwaynaha Jamhuuriyadda ayaa u xaqiijiyay in Maraykanka uu si […]

Turkiga oo hub iyo gaadiid dagaal oo hor leh u daad gureynaya Qatar

Warar ay baahiyeen Wargeysyada mucaaradka Turkiga ayaa sheegaya in dowlada Turkiga ay Hub iyo Gaadiid dagaal u daad gureyneyso dalka Qadar. Hubka iyo Gaadiidka ayaa la sheegay inay saanad Militery u tahay ciidamada Turkiga ee dhawaan la geeyay dalka Qadar. Wargeysyada ayaa sheegay in qeybo kamid ah Hubka iyo Gaadiidka loogu deeqay Qadar, si ay […]

Daawo: Boqorka Sucuudiga oo Wiilkiisa u magacaabay Dhaxal-Sugaha Boqortooyada Dalkaas

Daawo: Boqorka Sucuudiga oo Wiilkiisa u magacaabay Dhaxal-Sugaha Boqortooyada Dalkaas Boqorka Sacuudiga, Salman ayaa wiilkiisa 31 jirka ah ee Mohammed bin Salman u dallacsiiyey dhaxal-sugaha boqortooyada, isaga oo ka dhigay ninka ugu horreeya liiska qofka xiga ee noqonaya boqorka. Mohammed Bin Salman ayaa sidoo kale sii ahaan doona wasiirka gaashaandhigga, isaga oo dushana kala socon […]

Daawo: Qubanaha VOA: Muslimiinta UK Kadib Weerarkii, Hub ka dhigista Muqdisho, iyo Qodobo Xiiso leh

Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Barnaamijka Qubanaha VOA oo Todobaadkan ay soo wada jeediyanaan Falastiin Axmed Iimaan iyo Ridwaan Xaaji Cabdiwelli. Qodobada aad u Daawan doontaan waxaa kamid ah , Muslimiinta degan dalka UK oo Dawladda ka codsaday inay wax ka qabato Heerka Muslim Nacaybka ee sii Kordhaya, Warbixin Ka hadlaysa Saamaynta Qorshaha Hub ka […]