Xigmado Dahabi Ah

1. Ma jiro qof soo celin kara ammin (wakhti) ka tegtay si uu bilowgeedii u hagaajiyo, balse waxa uu awoodi karaa in uu maanta uu ka hawlgalo oo uu bilaabo si uu u hagaajiyo dhammaadkeeda. 2. Haddii quruxdu ay indhaha soo jiidato, ogow hab-dhaqanka wacanina waxa uu soo jiitaa qalbiga. Quruxdu dhabta ahi ma aha […]

Hal ka Ogow Geesinamadii Abwaan Cali Sugule

Abwaan Ali Sugule Cigaal ” Dun-carbeed” Alle ha u naxariisto waxa uu ahaa dayax ka dhacay ummadda Soomaaliyeed. Waxa uu ahaa halyeey aragti dheer oo mar walba u taagan danta geedi-socodka ummadiisa. Waxa uu ahaa samo-wade, abwaan, mu-allif murti iyo midho toolmoon muhiibsiiya ummaddiisa, una soo bandhiga hadba wacyiga iyo wakhtiga ku soo fool leh. […]

Ha ku Faanin Aqoontaada !!

sheeko cajiib ah: Markab Nooca dalxiiska ah ayaa waxa saarnaa nin professor ah, waxana isaga oo badda eegaya soo Ag Istaagay mid ka mid ah shaqaalaha markabka ee qaybta makaanikada ah Ninkaas oo dhar wasakh ah xidhnaa. Professorkii waxa uu ninkii makaaniga ahaa ku yidhi isaga oo Xaqiraya “ Wax ma Baratay Oo Magacaaga ma […]

Aqoonyahan Shaqo Waayay

Haayad deggan mid ka mid ah waddanada Qaaradda Afrika ayaa maalin iclaamisay in ay doonayso qof shaqaale ah. Waxaana waraaqihii shaqada lagu codsanayay soo xareystay dad aad u tiro badan. Dadkii si loo kala saaro waxa laga qaaday imtixaan. Markii uu dhamaaday na waxa la sheegay qofkii imtixaanka ku guuleystay, waxaana uu ahaa nin aad […]

Daawo: Qubnaha VOA oo Qodobo Xiiso Leh lagu soo qaatay iyo Soomaalida oo Minnesota Suuq ka dhisanaysa

Daawo: Qubnaha VOA oo Qodobo Xiiso Leh lagu soo qaatay iyo Soomaalida oo Minnesota Suuq ka dhisanaysa   Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Barnaamijka Qubanaha VOA Waxaana soo Jeedinaya Falastiin Axmed iyo Ridwaan Xaaji Cabdiwali. HALKAN KA DAAWO VIDEO   Barnaamijka waxaa lagu soo qaatay Gobolka Texas ee dalka Maraykanka oo Xaalad adag ka taagan […]

voa Ethiopia oo Xaqiijisay in Loo soo Dhiibay Qalbi-Dhagax

Dowladda Ethiopia ayaa markii ugu horreysay xaqiijisay in dowladda Soomaaliya ay u soo gacan galisay sarkaal ka tirsanaa ururka ONLF oo toddobaadkii hore la sheegay in lagu qabtay magaalada Gaalkacyo. Dr. NEGERI Lencho, wasiirka arrimaha warbaahinta dowladda Ethiopia ayaa wareysi uu siiyay qeybta Afka Amxaariga ee idaacadda VOA ku sheegay in dowladda Somalia ay usoo […]

HALIMA ADEN Image caption

Burco iyo Maqaamyada Mirqaanka (Marfashyada).

Burco iyo Maqaamyada Mirqaanka (Marfashyada).   1-Qasab-ku-Mirqaan: markii aan idhi waayo waxa lay sheegay inay tahay meel yar, oo kulul oo adeegeedu liito,Sidaa darteed Waa Qasab ku mirqaan, Adoo kubaysan oo miyarna ka tagay waalina aan gaadhin ayaad fiidka meelaha Miliqsan sidii Qolyihii Vimpires ee dhiiga ku noola. 2- Iskuus-ama-Isbuur: Waxay iigu sharaxeen meel ka […]

Sacuudiga oo lagu eedeeyay inuu siyaasadeynayo arimaha Xajka

Ururka Xuquuqul insaanka ee Qadar ayaa xukumada Sacuudi Carabiya ku eedeeyay inay siyaasadeynayso arimaha xajka.Qadar waxay Sacuudiga ku eedeysay in muwaadiniinta Qadar ee sanadkan Xajka gudanaysa lagu wargeliya in Dooxa oo kaliya kasoo dhoofi karaan Sacuudigana ee kasoo geli karaan laba magaalo oo kaliya(Jiddah iyo Maddina). Qadar waxay dacwada Sacuudiga ka dhan ah ugudbisay Qaramada […]

DAAWO: Faa’iidada Caafimaad Iyo Xogta Dahsoon Ee Ku Jirta Qaniinyada Quraanshada

Quraanshada, waxay ka mid tahay xasharaadka yaryar oo caalamka idil laga heli karo. Marka ay ku qaniinto quraanshada haka xanaaqin, hana u qaadan inay waxyeelo kuu geysatay, hana ku fekerin inaad disco. Waayo qaniinyadeedi waxay kuu leedahay faa’iido, waana inaad ugu mahadnaqdaa, faa’idada laga helo qaniinyada quraanshada waxay jirka gelisaa firfircooni waxayna kordhisaa xinjiraha dhiiga, […]

MUUQAALKA: Shiikh Nuur Baaruud oo ku Dhaartay inay Guryaha ugu gelayaan Xildhibaanadii Mooshin keena

Sheekh Nuur Baaruud oo kamid ah Culimada Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Muqdisho oo Xalay ka qayb Galay Barnaamijka Taageerada Ciidanka Qalabka Sida ayaa sheegay inaan Soomaaliya Diyaar u ahayn Mar danbe in Dib loogu Celiyo Mooshin iyo Muran Siyaasadeed. HALKAN KA DAAWO VIDEO “Diyaar uma Nihin Mooshin Danbe, Mooshinku markuu Maslaxad Soomaaliyeed waanu soo […]