In Badan Ka Barro Faa’idooyinka aan La Xisaabi karin Ee Uu Leeyahay Xijaabka Aay Xirtaan Dumarka Islaamka Ah..

In Badan Ka Barro Faa’idooyinka aan La Xisaabi karin Ee Uu Leeyahay Xijaabka Aay Xirtaan Dumarka Islaamka Ah.. Waxaan wada Ognahay, inuu Allaah ku Waajibiyay Dumarka Islaamka ah, inay Qariyaan Jirkooda, si aan loo Arag, Ragga aan Xalaasha u ahayna ayna u Daawan Jirkooda, sidaasna Allaah uma uusan yeelin Cuna Qabateen ee waa ilaalin Xaga […]

MUUQAAL: Shacabka Hargeysa oo ka Horyimid Kaniisad laga furay “Walaahi Ictiraaf Lagu Heli maayo, Allaa Bixiya”

Shacabka magaalada Hargeisa ayaa si balaadhan uga soo Horjeestay Kaniisad dhowaan la sheegay in laga Furay magaalada Hargeisa, Iyadoona uu maamulka Somaliland ka gaabsaday inuu ka hadlo Arintaasi. HALKAN KA DAAWO VIDEO   Waxay sheegeen inay tahay Arin Halis ah, oo maanta hadii la Furo ay Berito imaan doonaan Kuwii dadka Alle ka Fogayn lahaa, […]

Xikmadihii Ali bin Abii Daalib R.c

Xikmadihii Ali bin Abii Daalib R.c   Cali bin Abii Daalib Rc ayaa yidhi: waxaan la yaabaa qof halikmaya ama lumaya isagoo badbaadada iyo nabad gelyadu ag taalo! Markaasaa la waydiiyey oo nebed gelyada iyo badbaadu waa maxay? Wuxuu ku jawaabay nabad gelyada & badbaadadu waa Istiqfaarta. Xaqiiqatan Istiqfaartu waa nabad gelyada & badbaadada. Waxaa […]

Sifaadka gabadha wacan.

Nin xikmad badan ayaa la waydiiyey haweenka wuxuu ku jawaabay : haweenayda fiicani waa ta leh 20ka sifo Illaahay ayay raali gelisaa. Ninkeeda ayay u jajaban tahay. Gurigeeda kama tagto. Shanteeda salaadood way ilaashataa. Sirteeda ma sheegto. Kabteeda lama arko. Codkeeda lama maqlo. Sifaadkeeda lama yaqaan. Tolkeed sharaf ayay ku dhex leedahay. Nafteeda way xaqirtaa […]

Rucubaha Xikmadaha.

Ibnu Qayim Illaah ha u naxariistee wuxuu yidhi: Afar jidhkay xanuun ku keenaan Cunto badan Hadal badan. Galmo badan. Hurdo badan. Afar jidhkay dumiyaan: Hami badan. Murug badan. Gaajo. Soo jeed hurdo la’aan. Afar wejigay fool xumaysaa biyihiisana way dhamaysaa quruxdiisana way kaxaysaa: Su’aasha badan. Beenta. Denbiga badan. Afxumada. Afarbaa wejiga qurxiya biyihiisana badiya: Taqwada. […]

Xikmad cajab badan!

Iimaamkii waynaa ee la odhan jiray Dandaawi Alle ha naxariistee ayaa la waydiiyey: xikmad aad akhrido tee kuugu cajab badnayd? Wuxuu yidhi: 70 sano ka badan waxaan akhrinayey kutubta waxaana iigu cajab badnaa waxaan ka akhriyey xikmadaha ,xikmadan. Ibnu qayyim al jawzi ayaa yidhi: dhibaatada kaa soo gaadha daacad iyo rafaadkeedu wuu kaa tegeyaa ajjarkuna […]

Xikmado.

Cali bin Abii daalib wuxuu yidhi Rc: sadex kugu soo noqoto markay kaa tagaan: kelmadaad ku hadashaa markay afkaaga ka soo baxdo, leebka ama nabarka markaad ganto ama tuurto, Zamanku ama waqtigu markuu kaa tago,   wuxuu yidhi Ali ibnu Abii daalib Rc: markay ka aamusaan dadka xaqqa wadaa dadka baadilka wada, kuwa Baadilka wadaa […]

Wacdi Xikmadaysan.

Iimaam Shaafici AHN baa la waydiiyey : Sidee ku waa bariisatay? wuxuu yidhi: waxaan ku waabariistay iyadoo 8 ay iga rabto 8 ! Alle Swt uu iga rabo Faralkiisa inaan guto. Nebigeenuna Scw iga rabo Inaan sunadiisa raaco. Waqtiguna iga rabo inaan duruuftiisa ku sabro. caruurtayduna iga rabto Quudkoodii, Malaa’igtuna iga rabto Inay iga qorto […]