Iska Hilmaam Emraan Hashmi: Varun Dhawan Oo Kamid Noqday Xidigaha Sida Rasmiga Ah U Sameeya Baasho Ama Shumis Afka Ah

Fariidka Bollywoodka waa soo laabtay wuxuuna markaan la yimid door laba waji uu ku matalaayo waana filimka Judwaa 2 kaaso qeybtiisa hore la daawaday 90kii uuna Salman Khan hogaamineyay. Hadaba sida caadada ah shumisa is baasheynta ah waxaa caan ku ahaa 90kii Super Star Akshay kumar balse qarnigaan cusub dhanka shaxaarnimada waa laga fariisiyay. Kadib […]

DAAWO Waxaan Arkay Fanaan Naagteyda Naasaha Ka Qab qabanaya Waxaana Sameeyay anigana…

Kulan Wanaagsan Dhamaan Akhristayaasha Sharafta Leh Kuna Soo Dhawaada Xubinta Dareenka Galmada oo aad Kala Socotaan Dhaqasho.com Xiligaan oo Kale Hadaba Akhristoow Dhacdadaan Nala Daawada ”’Waxaan Arkay Fanaan Naagteyda Naasaha Ka Qab qabanaya Waxaana Sameeyay anigana…     HALKAAN RIIX OO DAAWO   DAAWO Waxaan Arkay Fanaan Naagteyda Naasaha Ka Qab qabanaya Waxaana Sameeyay anigana… […]

Maxaa Iska Badal Hab Dhaqanka Fanaanka Nimcaan Hilaac Guurkiisa Kadib +VIDEO

Fanaanka Codka Macaan Nimcaan Hilaac oo Dhawaan Guursaday Haweeney 39 Jir Ah Isla Markaana Haysata Todobo Carruur ah Ayaa Durba Laga Dareemayaa Habac Sanaan Soo Foodsaartay Howshiisa Faneed Iyo Dabeecadii Lagu Yaqiinay Wax yaabaha Ku Qasbay Guurka Deg deg ah Iyo Haweneyda aadka Uga Daweyn Waxaa Falan Qeeyay Qaar Ka Mid ah Taageerayaashiisa Ayagoo Warbaahinta […]

SRK Iyo Anushka Sharma Oo Xayeysiinta Filimka Jab Harry Met Sejal Ka Bilaabeen Magaalada Varanasi

SRK Iyo Anushka Sharma Oo Xayeysiinta Filimka Jab Harry Met Sejal Ka Bilaabeen Magaalada Varanasi   SRK iyo Anushka Sharma waqti ay seexdaan ayaa aad u yar todobaadkaan iyo todobaadkii hore madaama ay socdaalo kala duwan gobolada Hindiya iyo daafaha caalamka ku aadayaan. Sababtana waxay tahay inay xayeysiin balaaran u sameenayaan filimkooda la wada sugaayo […]

Aragtida Biyo-Baxa Degdega: Sababaha Iyo Daawaynta = W/Q: Maxamed Cabdirisaaq Saciid – Samiik

Mahad iyo mahadnaq waxay u sugnaatey ilaaha wayn SWT ee abuurey dhammaan makhluuqaad ka, sida: cirar ka, dhulal ka, bani-aadam ka, buuraha, badaha, xayawaanaad ka, qorraxda, dayaxa iyo IWM. Ilaahaas oo sarreeya, xumaan noocay ahaataba ka hufan kana fog; ilaahaas oo aadamaha ka dhigey ka ugu sandheer dhammaan abuuralleyda, siiyey sharaf, maamuus, qaddarin iyo mas’uulliyad; […]

Kareena Kapoor “Dhamaan Atirishooyinka Oo Dhan Waxay U Dhimanayaan Inay Salman Khan Filim La Sameeyaan”

Kareena Kapoor “Dhamaan Atirishooyinka Oo Dhan Waxay U Dhimanayaan Inay Salman Khan Filim La Sameeyaan” Kareena Kapoor Khan ayaa ka hadashay arimo badan oo nolosheeda fanka gaar u ah iyo inay marwalbo la shaqeyso qaar ka mid ah atoorayaasha ugu caansan Bollywood-ka. Bebo ayaa ka hadashay dhawaan filimkii Bajrangi Bhaijaan oo ay Salman Khan la […]

Taariikh Nololeedkii Fanaanka Carbeed ee Abubakar Saalim

Abubakar Saalim Binu Sayn Binu Xasan Bilfaqiih waxaa uu dhashay 17-March-1939 wuxuuna ku dhashay Magaalada Taarikhiga ah eeTuraym taasoo ah Muxaafadada Xadramoot,ee Koonfurta Yemen, halkaas buuna ku koray wuxuu dhintay aabihii isagoo sanad jira ,hooyadii dib uma guursan waxayna istustay oo ay ka door biday Guur inanka keliya ee ay dhashay inay noloshiisa dhisto sidaas […]

Khushi Kapoor Kama Qeyb Gali Doonto Barnaamijka Ciyaaraha Dance Plus 3 Sridevi Ayaa Xaqiijisay

Waxaa hori idinla wadaagnay in Sridevi gabadheeda yar ee Khushi Kapoor in aysan bollywood-ka kusoo biirin ay ka qeyb gali doonto barnaamidka ciyaaraha ee Dance Plus. Hadabba Khushi Kapoor hooyadeed Sridevi ayaa xaqiijisay in gabadheeda aysan la qeyb gali doonin barnaamijka ciyaaraha ee Dance Plus warbaintaas ayayn ku tilmaamtay mid been ah. Sridevi oo hadalkeeda […]

MUUQAAL: Fanaanka Cabdi Holand iyo Cabdiwahaab Booska oo maanta Muqdisho soo gaadhay (Video)

Fanaaniinta Cabdi Holand iyo Cabduwahaab Booska oo ka mid ah Fanaaniinta Soomaaliyeed ayaa Maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho. Garoonka diyaaradaha ee Muqdisho waxaa ku soo dhaweeyay Masuuliyiin ka tirsan Maamulka Gobolka Banaadir iyo qaar ka mid ah Fanaaniinta Reer Muqdisho. RIIX HALKAAN KA FIIRSO Soo dhaweyn ka dib Fanaaniinta ayaa la geeyay Xarunta Tiyaatarka Qaranka […]