Ragga Xabad u Weyn oo Qaali ka ah magaalada Tokyo

Warbixin lagu soo daabacay bogga arrimaha bulshada ee ka faalooda waxyaabaha la xiriira bulshada ayaa waxa uu qoray in magaalada tokyo ee dalka japan ay qaali ka yihiin ragga u weyn xabadka.

Waxaa arintaani lagu macneeyay in ay tahay mid aad u soo jiidaney hablaha kuwaas oo xiiseeya ragga nuucaasi ah jio ciong aa ah gabadh u dhalatay wadanka japan ayaa waxa ay leedahay sidaan “aniga waxaan ka helaa ragga u weyn qeybta sare ee xabadka waayo ragga noocaan ah waxa ay leeyihiin soojiidasho aan caadi aheyn, waliba qaasata xiliga ciyaarta sariirta ay dheceeyso “.

Gabadhi ayaa waxa ay intaasi ku sii dartay in nimankani ay dheeryihiin ku kale ee xabkoodu yaryahay “Si baaxad leh ayaad ugu jiifan kartaa ragga xabadka weyn waliba markii ay dhamaato ciyaarta sariirta waad ku galgaln kartaa xabadkiisa” ayay sii raacisay xabadkeeda.

Raggaan ayaa waxaa lagu kale iibsanayaa Qadar lacageedo ay naftooda ku qanacdo nin walibana waxa uu ku dadaalayaa in uu noqdo ninka la iibsanayo maadaama ay hablaha lacag ogolyihiin.

Waxaan u malaynayaa ragga Xabadkoodu yaryahay in ay dhib ku noqon doonto sidii ay gabadh u heli lahaayeen tolow yaa u maqan iyagana.

 

Hadaba waxaan u malaynayaa in ay jiraan Habla Soomaaliyeed oo iyagana Fikirkaan Qabo kuwaas oo si saa’id ah u xiiseeya ragga xabadka u weyn.