Daawo: Qubnaha VOA oo Qodobo Xiiso Leh lagu soo qaatay iyo Soomaalida oo Minnesota Suuq ka dhisanaysa

Daawo: Qubnaha VOA oo Qodobo Xiiso Leh lagu soo qaatay iyo Soomaalida oo Minnesota Suuq ka dhisanaysa

 

Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Barnaamijka Qubanaha VOA Waxaana soo Jeedinaya Falastiin Axmed iyo Ridwaan Xaaji Cabdiwali.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

 

Barnaamijka waxaa lagu soo qaatay Gobolka Texas ee dalka Maraykanka oo Xaalad adag ka taagan tahay iyo Duufaanada ku dhuftay iyo Roobab halkaasi ka da’ay Mudo shan cisho ah, Qiimaha Korontada ee ay bixiyaan Shirkadaha gaarka ah oo meel sara gaadhay iyo Macaamiisha oo ka Cabanaya, Suuq Cusub oo Soomaalidu yeelan doonto oo laga Qorshaynayo In laga Hirgeliyo Minnesota Iyo Qodobo Kale oo Xiiso leh.