Maxaa Iska Badal Hab Dhaqanka Fanaanka Nimcaan Hilaac Guurkiisa Kadib +VIDEO

Fanaanka Codka Macaan Nimcaan Hilaac oo Dhawaan Guursaday Haweeney 39 Jir Ah Isla Markaana Haysata Todobo Carruur ah Ayaa Durba Laga Dareemayaa Habac Sanaan Soo Foodsaartay Howshiisa Faneed Iyo Dabeecadii Lagu Yaqiinay

Wax yaabaha Ku Qasbay Guurka Deg deg ah Iyo Haweneyda aadka Uga Daweyn Waxaa Falan Qeeyay Qaar Ka Mid ah Taageerayaashiisa Ayagoo Warbaahinta La hadlayna Ka Daawo Qaybta Hoose

HALKAAN RIIX OO DAAWO

 

 

Maxaa Iska Badal Hab Dhaqanka Fanaanka Nimcaan Hilaac Guurkiisa Kadib +VIDEO