Xaaskayga galmada way ii diidaa

Xaaskayga wax kacsi ma dareento aadna way neceb tahay raaxada galmada qaabka aan rabo kama helo aniga waxaan jecelahay dogsteyl iyada aad bay neceb tahay, 



waxay i dhahaysaa sida ma rabi , jiifka ayaya ka heshaa anigana jiifka mar kasta inaan sameeyo ma rabo, 


sidoo kale marka aan u tagayo tuugmo ayaa layga rabaa inaan ku raadsado lagama yaabo inaan caadi uga helo raaxada, 


gudniinka miyaa sabab u ah kacsi la’aanta???


Jawaab fican

Intaadan xaaskaaga ku degdegin waxaa lagaaga baahan tahay inaad iyada fahanto waxa ay u baahan tahay waxaa laga yaabaa inaydan is fahansanayn, 
jacayl la jil marka hore baashaali una raaxeey ilaa ay ka kacsato