Siigada baan badsaday hadda naagba ma damco

Siigada baan badsaday hadda naagba ma damco



Siigada waxaan bilaabay marka aan soo qaangaadhay waxaan samayn jiray 


wax badan dhowr jeer ayaan ku biyabixi jiray sigada lakin hadda waxan isku arkay inan naag damcin 


waxan raba keliya sigo, teeda kale guskayga sidi hore uma adka jilec ayuu noqday 


biyaha waxay iga baxan asoo taagneen dhib weyn ayaa i haysta maxaan sameeyaa sidee ban ku soo celin araa awooda galmada ? 



maxaad igula talin lahydeen i caawiya


Jawaabta ugu hagaaji qeebta hoose ee komentaarkaa