Sidee loo weeyneeyaa naasaha dumarka

Sidee loo weeyneeyaa naasaha dumarka

Waxaan qabaa su’aal ah : 


naasaha sidee baa loo weynayn karaa, ma jiraan wax daawo oo naasaha dhacay ama naasaha yaryar lagu weyneeyo? 


haddii ay jiraan ma dhib bayu keenaan gabadha naaska weynaysata? 


wxaan idinka rabaa jawaab degdeg ah mahadsanidiin


Jawaabta waxaan kasugeynaa aqristayaasha ineey noogu reebaa qeebta hoose ee komentarka

caawi walaalkaa hadaa ku dhaanto ee ugu jawaab su’aasha uu qabo adigoo mahadsan

ugu reeb qeebta koments ka ee banaan hoos falan