Sawirada Frxiya Fiska xamar 2016 album badan

Sawirada Frxiya Fiska xamar 2016 album badan

Sawirada farxiya fiska oo ka degatay garoonka muqdisho 


ciida ayay rabtaa xaflad inay ka qaybgasho 2016 iyo xamar waxaad arkaysaa 


xamar sida uu isu baddalay fanaaninta oo dhan xamar ayay bilaabeen inay xaflad u aadaan


waa lisku dagaalooyaa xataa anaa ku qabanaa show iyo anaa ku qabanaayo

waxaa lisku dagaalay farxiya fiska iyo hodan abdiraxmaan iyo farxiya kabayare

muqdisho saas ayay u shidan tahay abaa

ka sheekee hee abaa magaalada muqdisho lacagaa taalo ee yaan lagaaga hor marin abaa