Ninkii Soomaaliga garmanka ka soo guuray

Nolosha ninkan eeg

“Waxaan deganaa dalka Jarmalka muddo 40 sano ah. Sanadkii 1970 helay deeq waxbarasho oo la ii diray dalkaas. Waxaan bartay dhakhtarnimo. Markaan shaqadda ka fariistay baan go’aansaday in dhulkii ku noqdo, aniga iyo xaaskaygu, anaga ka door bidnay in nolosheen ku dhameeno waddanka Jarmalka. Markaan dhulki ku noqday, waxaan arkay dhibaato badan oo runti ay xalin karaan Soomaalida Qurbaha ku nool iyagoo la kaashanaya Daljoogaha. Soomaalida waxaa ku yar koorsooyinka xirfadaha gacanta laga barto ama farsamayaqaanka. Way ka faanan oo xoogga ma saran. Qof maamulka iyo gacansiga bartay arkaysaa loogu yeedhayo waa Injineer, waa khalad. Maba oga farsamayaqaanka dhisa waddanka oo dhulka habeeya. Iminka bir yar meel ka qaloocan, waxay u yeeradhanayaan qof ajnabi si ay u sameeyaan, waxaasna waa wax la baran karo oo aad ufudud. Xoolaha waa la dhoofinaya intaas malaayin lacag laga qaadanaya laakin ma jirto qorshe lagu maalgeliyo xoolo dhaqatada dalka. Wax badan waa la sameen kara, laakin ajaanib ku xidhanahay oo waxkasta noo sameeya. Waxaan aaminsanahay, hadii 10% dadka Qurbajoogta ah ay ku so laabtan dhulkoodii, wax weyn u tari karaan, shaqo farabadan abuuri karaan.”

AF english

“I’ve been living in Germany from 1970 to 2010. I was sent there as part of a scholarship programme and studied psychiatry. I decided to retire and relocate back home in 2010 with my wife instead of Germany and have been here ever since. I saw lots of stuff that Somalis from Diaspora can solve with the help of the Somali locals. Somalis lack vocational trainings or shun vocational courses, it’s bad. You have someone studied Business Administration but it’s called an engineer here. They think it’s beneath them but that is what builds a country and makes it self-sufficient. At the moment, they call a foreigner to fix a small electronic problem whilst they can learn themselves. Our livestock is on the verge of extinction if we don’t promote and implement better livestock breeding. Those exporting and selling those animals make millions out of it but the thought of investing how to continue breeding them never crossed their mind. There’s lots of things that can be done but we are so depended on others, it’s maddening. I believe if at most 10% of total Somali diaspora returned back home, they can make a big difference and create more jobs.”