Mucjiso Sawir Dunidu ka yaabiyey oo lagu Arkay Magaalada iyo Caruur la ogaaday in ay…..

Mucjiso Sawir Dunidu ka yaabiyey oo lagu Arkay Magaalada iyo Caruur la ogaaday in ay…..

Carruurtaani ayaa ka yaabsaday adduunka kadib markii la sheegay inay ku shaqeynayaan qoraxda sida Solarka.Carruurtaani oo ah mataano ayaa waxaa loogu magac daray ‘solar boys’ mana awoodan inay guriga ka baxaan iyadoo aan jirin qorax.
Carruurtaani ayaa lagu kala magacaabaa Mohammad Shoaib, oo 13 jir iyo Abdul Rasheed, oo 9jir waxa uuna miirqabkooda ku xiran yahay qoroxda.

Wiilashaan loogu magac daray ‘solar boys’ ayaa xaaladooda dhaqaatiirta ku wareereen, iyagoo maalintii caadi ah, habeenkii marka la gaarana cuuryaan noqda oo xitaa aysan hadli karin, dhaqdhaqaaq iska daaye.Dhakhaatiirta gacanta ku heysa xaalada carruurtaani ayaa qudhooda sheegay inay ku jahwareersan yihiin xaalada carruurta


HALKAAN KA DAAWO MUUQAALKA CARUURTAAN