Iska fiiri Quruxda Gabdhaha waxa laga eegaa 5 xubin ee haku masquulin qaarka dambe iyo naasaha

Iska fiiri Quruxda Gabdhaha waxa laga eegaa 5 xubin ee haku masquulin qaarka dambe iyo naasaha


Mar hadii laga hadlaa dumar waa arin casjiib ah taas in badan soo jidan karto dad badan kuwaas oo xiiseyay arimaha dumar waayo hablaha waa qeybta ugu horeysa ee bulshada wax ka badali kara waayo dumar hagagsan waa bulsho hagagsan.



Quruxda dumarka waa cajib sidaas darteed dad badan waxaa dhici karta quruxda is dhahaan dumarka quruxdooda waxaa ay ku jirtaa Naasaha iyo dabada sidaas mahan halkaan kuma jirto lakiin dhalinyarada hada joogta sidaas waa is dhihi karaan.



Quruxda Dumarka waxaa ay ku jirtaa ilaa dhowr meel hoos ka aqri meelaha ay ku jirto.