Dumarka 40 Jirka Ah Oo La Ogaaday Inay Ka Dareen Badanyihiin Kuwa Da’da Yar

Kadib markii labada lamaane in mudo wada jogaan  ayaa haweneyda waxa ku sii kordha kalsoonida galmada waxa eyna u baahan tahe  in ay galmooto lamaankeeda ame duqeyda.

-Daraasad kasoo baxday jamaacada The Hague ee wadanka Netherland ayaa sheegaysa in Haweynka waa weyn ay macaan farabadan ka helaan raaxada galmada.  marka ay ku dhawadaan sanadka 40-ka ama dhafaan xiligaas  xishoodka galmada ka baaba’ayo.

-Cilmi baaristaan  ayaa lagu ogaadey 85%haweenka da’da afartanka ku jira ama ka weyn ey raaxada galmada u baahanyihin ilaa 12 bishii kuwa labaatanka ku jira u baahanyihin ilaa 9jeer bishii…

-Haweenka ayaa tilmaamay in da’da afartanka ku helaan raaxada macaankeeda ayna helaan qibrad taasi oo eysan helin xiliga da’a laatameyda ku jirto..