Dumaashida ha u dhowaanin meel ay joogto

Dumaashida ha u dhowaanin meel ay joogto

Dad badan waxay fududaystaan in dhexgalaan dumashida la dhaqankeeda, dumashi waxaa laga wadaa gabadha walaalkaaga qabo ama qof qaraabadaada qabo, 


naagaha dumashida kuu ah waxaa laga yaabaa haddii aad fududaysato inaad ku dhacdo, siiba marka guri la iska degan yahay, 

waxaa laga yaabaa inaad wax ka aragto jirka oo meel ka furan, naagaha qarkooda waxay ilmaha ku nuujiyaan meel rag ajnabi ka ah ay joogaan, 


naasaheeda ayay meesha la soo baxaysaa, ninka markuu arko waxaa laga yaabaa meesha inuu ka qaado damac kacsi iyo raaxo raadis, 


naagaha maanta iskama ilaaliyaan meelaha nimanka joogo, 


qooqa wuxuu ka dhisaa ninka markuu naag meel la galo waxaa u imaanaya raaxo iyo dareen aan la soo koobi karin.