Da’da Ay Dumarku Ku Heelaan Kalsoonida Dhanka Galmada

Marka labada lamane in mudo ah wada joogaan ayaa haweeneyda waxaa ku sii kordha kalsoonida galmada ,waxa ayna u baahan tahay  in ay la galmooto gacaliyeheeda.

-Dumarka ayaa tilmaamay in da’da afartanka ku helaan raaxada macaankeda ayna helaan qibrad taasi oo aysan helin xiliga da’da  labaatameyda ku jiraan.

-Natiijada daraasad cusub ayaa tilmaameysa in haweenka macaanka raaxada galmada ay si dhab ah u helaan marka ay ku dhawaadaan da’da afartanka xiligaas oo guud ahaan xishoodka galmada  ka baaba’ayo….

Warbixinada ayaa tilmaamaya  in 80% haweenka da’da 40-ka ku jira ama u dhaw  ay raaxada galmada u baahan yihiin 14 jeer bishii halka kuwa laabatanka ku jira u baahanyihiin 9-jeer bishii..

 Da’da Ay Dumarku Ku Heelaan Kalsoonida Dhanka Galmada