Biyaha adag oo cad cambarka ka soo baxa maxaa waye

Gabar la guursaday ayaan ahay waxaan isku arkaa wax cad sida haakada oo kale u jiidmo oo cambarka ka soo baxo, 


wax xanuun iguma hayo, 


laakin wuxuu leeyahay ur gaar ah u eg sida kalluun la shiilay oo kale, 


aniga guud ahaan waxaan ahay qof buuran oo dareen badan marka ma la dhihi karaa dareenka badan ayaa keenay waxaas 


mase waxaa la dhihi karaa waa cudur aad baad u mahadsan tihiin iiga soo jawaaba walalayaal thakns lot



Jawaabta waxaan ka rabnaa aqristayaasha sharafta leh

qeebta hoose noogu reeba