Arin Cajiib Ah Oo Dhex Martay, Wiil Mar Dhow Qurbaha Galay Iyo Gabar Uga Sii Horeysay, KU CIBRA QAADO

Wiil dhalinyaro ah ayaa yurub wadan ka mid ah soo aaday, hooyadiis oo taqaney xaalada yurub iyo qof dhalinyaro ah dareenkiisa iyo fasahaadka ka jira ayaa aad ula soo dar daarantay oo uga digtay in badan inuu iska ilaalsho zinada ama galmada xaaraanta ah.

Habeen habeenada ka mid ah ayaa asxaabtiisa wadeen, waxeyne geeyeen goobaha lagu caweeyo, ka dibna gabar ayaa soo raacdey aad u qurux badan.

Markii gurigi la yimid oo xaaladihihii la guda gali rabo ayuu soo xasuustey balantii iyo dar daarankii hooyadiis.

wax u sameeyo ayuu garan waayay iyo wax uu gabadha u sheego, gabadhii waxay ka deerntey wiilka naxdin badan iyo wel wel inuu ku soo kordhey, waxayna weydiisey waxa ku dhacay??

Wuxuu dhahay ma rabo inaa naftaada halis galiyo mana rabo inaan ku qiyaano, “waxaan qabaa cudurka xun ee HIV AIDS!”

Waxay weydiisey meeqa sanaa qabtaa?
wuxuu dhahay wax yar bilo cml!

Waxay dhahday: “aniga 2 sano ayaan qabaa waxaasna dhib malaha ee aan baashaalno.”

Wiilkii naxdin wuu suuxay daqiiqado ayuu uga fakadey halistaas!

Marka dhalinyaro iska ilaalsha xumaanta,  Allaah aan ka wada cabsano.


Allow dhowr gabdhaha iyo wiilasha Soomaaliyeed