QAABKA UGU FUDUD EE LOOGA DHARGI KARO WASMADA XALAASHA AH ha akhrin hadaa kacsi dhawdahay

Qaabka Ugu Fudud Ee Looga Dhargi Karo wasmada xalaasha ah …halkan ka akhriso…Waxaa muhiim ah in labada lamaane niyad ahaan iyo jir ahaan degan yihiin oo uusan jirin wax daal ah taasi waxa ay keeneysa in si macaan loogu raaxeysto baashaalka iyo galmada.

Jirka oo daalan lama helayo wax raaxo ah , waxana muhiim ah in istimtaacu dhaco iyadoo jirka fir-fircooni leeyahay oo uusan daalneyn nooc waliba ha ahaadee daalkasi.

Meesha baashaaalka ka bilaabanayo labada lamane ayaa waxa haboon in uu diyaar u yahay baashaalkasi isla markaana jirin wax wiiqaya in raaxo macaan ay helaan,
Waxaa muhiim ah in labada lamaane niyad ahaan iyo jir ahaan degan yihiin oo uusan jirin wax daal ah taasi waxa ay keeneysa in si macaan loogu raaxeysto baashaalka iyo galmada.

Jirka oo daalan lama helayo wax raaxo ah oo ka timaada wasmada macaanka badan , waxana muhiim ah in istimtaacu dhaco iyadoo jirka fir-fircooni leeyahay oo uusan daalneyn nooc waliba ha ahaadee daalkasi.

HALKAAN KA DAAWO MUQAAL XASAASI A