nin dumashidiis lagu qabtay asagoo u galmoonaayo

Dumaashi dumar waa daryeelnaa


Daryeel dumarka haddii aad dad tahay, 

doqon ayaa daciifsado dumarka, duulkii naga horreeyay dadntooda waxay ahayd inay u daryeelaan dumarka dusha saartaan una dadaalaan dacaska u qaadaan, 


dadka dulliga ah si xun bay u dayaan dusha bay ka fuulaan dameer bay ka dhigtaan dantooda bay ka gaaraan, duruuf bay la gaadaan.


waxaa wanaagsan mar walba in taxadar la lahaado aan qof walba la aaminin sanadkaan dumaashi iyo ina adeer majirto 

qof walbo haliska waardiyeeyo dadyoow