Gabadhan Xalay Salaadii Maqrib waxay noo gu timid Masaajidka….

Alxamdulilaah.


Gabadhan Xalay Salaadii Maqrib waxay noo gu timid Masaajidka Abubakar Islamic center of Washington, 

waxay ka soo lugaysay gurigeeda, waxay tiri waa inaan Caawa Islaamo oon waliba Salaada Cisha tukado, 

markaan Shahaadada u qabtay een ku iri ku soo dhawaw Diinta Islaamka waxaad tahay Muslimad Saacadaa laga bilaabo, 


waxaan hubaa Gabadhaas way Jaraysay waxaana ku soo joogsatay Ilin waxaana ka soo bixi waayay hadalkii Farxad darteed.



Mahad oodhan waxaa iskaleh Allihii ka badbaadiyay Naar, 


Allahayaw Diinta nagusug oo macaan keeda nasii.

xigasho facebookgaan : https://www.facebook.com/179719805519585/photos/a.180531242105108.1073741826.179719805519585/625327937625434/?type=3&theater