DAAWO VIDEO:Xildhibaanada barlamaanka canada Oo Kenya Uga Digey Inay Xirto Xeryaha Qaxoontiga Dhadhaab,canada Codsi Ujeediyey..

Xildhibaanada Barlamaanka Dalka canada Kujira Oo uu ugu horeeyo 

Xildhibaan  Ahmed Xuseen oo Ah Xildhibaan Soomaaliyeed Ayaa barlamaanka   


dalka Canada waxay Hordhigeen Suálo  Ku saabsan waxay canada Ka Qabto goáankani.
Axmed-Xuseen


Xildhibaan  Ahmed Xuseen Ayaa Sheegay inay dalka Kenya  Sheegeen Inay xirayana Xerada qaxoontiga Ugu Weyn calamka waxana taasi  


Muujinaysa Xuquqda  qaxoontiga Iyo waliba Sharciga Jineeva Convition Inay ka Hor imanayso.

DAAWO VIDEO:Xildhibaanada barlamaanka canada Oo Kenya Uga Digey Inay Xirto Xeryaha Qaxoontiga Dhadhaab,canada Codsi Ujeediyey..