DAAWO VIDEO:Madaxweynaha Maraykanka Obama Nin Aana laga Aqoon wajigiisa ,Inta Badana Laysku qaldo…

Tv Premier Ee Dalka Indonosia ayaa Soo Bandhigay Muuqaalka Ilham Anas oo 40 jir Ah  oo Ah Sawir Qaade u dhashay Wadankaasi Kaasi oo Si Aad ah ugu eg Madaxweynaha Wadanka Mareykanka Brack Obama.

Mr Anas ayaa sheegay in Dadku Ay Moodaan Madaxweyne Obama Dhowr Safar uu ku tagay Qaar Kamid ah Wadamada Caalamku Dadku Ay Salaamaan Waxaana uu sheegay in Yiraahdaan Madaxweyne Sawiro nala gal iyo Noo Saxiix waxaana uu u sheegaa in uu San Aheyn Madaxweynaha Wadanka Mareykanka Obama Ninkaan u eg Madaxweyne Obama Ayaa helay fursado Badan oo Xayeeysiimo Ah kaasi oo lacago badan uu ku helayo.