DAAWO VIDEO:Aadan Barre Ducaale Oo Weeraray Jabuuti Iyo S/land”Jabuuti Waa Waa dal Yar Oo masaakin Ah,Qaad Ayaa La Wada Cunaya Madaxweyne Ilaa Xaaska”Waxa Laygu Yiri Xaaskaga Dumar hala Qayisho”

DAAWO VIDEO:Aadan Barre Ducaale Oo Weeraray Jabuuti Iyo S/land”Jabuuti Waa Waa dal Yar Oo masaakin Ah,


Qaad Ayaa La Wada Cunaya Madaxweyne Ilaa Xaaska”Waxa Laygu Yiri Xaaskaga Dumar hala Qayisho”

Aadan bare Ducaale Hogamaiyaha  Aqlabiyada Dalka Kenya Ayaa Ka Hadlay safar  Uu ku tagayey Magaalada jabuuti caleema Saarkii madaxweynaha Dalka Jabuuti.


waxa Uu ku tilmaamay Inay tahay jabuuti  dal yar Oo masaakiin Ah,hadana Qaadka Uu  Hoos U Dhigay,


waxa Uu ku tilmaamay In Hadii  Aad malanti Dhex marto magaaladda Aadan hal qof Ku Arkayn oo dhex maraya Magaaladda.



Halkan Riix Kadib Daawo