Daawo Muuqaal adaa yaabi doonee : Bad dhan oo Holceysa ama Gubaneysa iyo Mucjisooyinka Rabi (Subxanallah) !!

Daawo Muuqaal adaa yaabi doonee : Bad dhan oo Holceysa ama Gubaneysa iyo Mucjisooyinka Rabi (Subxanallah) !!



Magaalo xeebeed ku taal koonfurta dalka Indoneesiya ayaa waxaa lagu arkay mucjiso Rabaani ah taas oo ka yaabisay dadka deegaankaas ka dib markii la arkay Bad dhan oo holceysa ama gubaneysa maalin cad .



Dadkii ka ag dhawaa xeebta ayaa durbadiiba isku dayay inay muuqaalo toos ah ka soo duubaan gubashada iyo Holaca Badaan waana mid ka mid ah Mucjisooyinka Rabi ee maalin kasta ka dhaca Dunida dacaladeeda .

RIIX HALKAAN KA FIIRSO