AKHRISO Kitaabka Quraanka Kariimka Kadibna Hel Shidaal Lacag La’aan ah (Daawo Muuqaal)

AKHRISO Kitaabka Quraanka Kariimka Kadibna Hel Shidaal Lacag La’aan ah (Daawo Muuqaal)

Shirkad Shidaal oo laga leeyahay dalka Indonesia , ayaa bilawday bisha barakeesan ee Ramadaan fursado ay dadku ku heli karaan shidaal lacag la’aan ah, waxaana kaliya ku xiran in shidaal lagu siiyo in aad aqriso Quraanka Kariimka.


Fursadan ay soo bandhigtay Shirkadan ayaa waxaa ka faa’iideestay darawalo badan oo wata gaadiidka kala duwan iyo Mootooyinka, kuwaa oo quraanka aqrinaya kadibna loogu shubayo shidaal lacag la’aan ah.


Halkan Riix Kadib Daawo